|

Ruushka oo ku keliyeystay difaacida Syria

London June 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Ruushka Valademir

Putin oo ka qeyb gelaya ayaa dareemay culeys uga imanaya todobada kale ee xubnood ee G8 oo ka soo horjeeda xukuumada Bashar Al Asad.

Dhinacyada Kala taageera xoogaga isku haha Syria ayaase isku raacay goaan san maraba la fileyn.

Xubnaha G8 ayaa maanta isla qaatay in dhinacyada isku haha Syria la isugu keeno Wada hadalo siyaasadeed.

Xukuumada Syria ayaan weli ka hadal soo jeedintan cusub ee lagu dhexdhexaadinayo iyaga iyo mucaaridkooda.

Goaankan lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada Syria ayaa waxa wadajir ugu dhawaaqay madaxweyneyaasha dalalka Mareykanka iyo ruushka.

 

 

SDN-London

 

 

Comments are closed