|

Raysal Wasare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibada Somaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland oo wada hadal uga bilaab Mayo London

London January 1, 2013 (SDN) Warar xogagala oo ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa la filayaa maalinta sabtida ay kulmaan Raysal wasare ku xigeenka Dawlada Fedralka Somaliya Marwo Foosiya Xaji Adan iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Omaar waxa la filaya inuu kulankani ka dhaco xarunta wasaarada arimaha dibada ee wadankan Britain shirkan ayaa waxa la filayaa in looga arinsado sidii ugu surto gal ah ee uu ku furmi karo wada hadalka somaliland iyo somaliya iyo shir wayne caalamiya oo la filaayo in la qabto bisha May ee sanadkan taas oo madaxda soomaliya ay uga soo qayb gali lahayeen waxii wara ee ku soo kordha wada hadalkan kala soco qurbejoog.com

 

Xafiiska wararka Qurbejoog

Uk London

Comments are closed