|

Ra’isul Waraasa Dalka Japan oo Wacad ku Mary inuu waxa ka qabanaayo dhaqalaha iyo amnika Qaarada Eeshiya

Tokyo Feb 23 2013 (SDN)– Shinzo Abe Ra’isul Waraasa Dalka Japan ayaa wacad ku mary in u wax k aqaban doono xaalada amaan iyo tan Dhaqaale ee ka jirto guud ahaan Qaarada Eeshiyo.

Mr. Shinzo ayaa si weyn uga hadlay wax soo saarka iyo amaanka guud ee qaarada eeshiyo isagoo sheegay in qaarda eeshiyo ay tahay mid qani ah ,islamrkaana u ku filan yahay wax soo saarka dalalka uu soo korayo dhaqaalahooda.

Ra’iisul Wasaaraha Japan ayaa kadalkaan sheegay xilii uu fariin dhinaca hor umarka qaarada eeshiya uu u dirayay malinimadii Jimcaha dalka mareykanka ,isagoo xuay in uu wax weyn ka qaban doono  dhinacyada dhaqaalaha Iyo maanka qaarada eeshaya.

“Cidna Uma Habono Inay qaladkeeda aysan ku darsan  xisaabta si ay u gaarto go’aadkeedii ku aadanaa dhinaca hor u marka,islamarkaana qaaradu ay ku taagan tahay Jaran jaro  rabshadooyin ah oo lagu  dalalka qaar ee Qaarada” ayuu yiri Ra’isul Wasaarha dalkaasi.

Mr.Shinzo ayaa intaasku daray inuu si wadayo dadaalada uu ku doonayo sidii uu ku gaari lahaa xaqiijinta amaanka guud ee qaarada eeshiya iyo weliba  hor u mar laga gaaro dhinaca dhaqaalaha oo haatan shiinuhu tartan xoogan kula jiro dalka Mareykanka.

SDN

Comments are closed