Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho aan hore loo shaacin ku yimi London
London Sept 17,2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno kale.
Ra’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu la kulmi doonaa qaar kamid ah madaxda dalka Britain.
Ridwaan Xaaji,
Afhayeenka Xukuumadda