Raashinka Dunida oo kala bar la Qubo,maxeey tahay sababtu?
London Jan 10,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday hay’ad UK ku taal ayaa lagu sheegay in Raashinka Dunida kala la qubo iyada oo dunida ay ka jirto raashin yari.
Warbixintan oo ay daabacday Hay’ada Mechanical Engineers ayaa lagu sheegay in sababo kal duwan loo qubo raashinka Dunida.
Raashinka la qubo ee Galbeedka aya aintiisa badan sabata loo qubo tahay iyada oo leh taariikh ay dhacdo,isbedel muuqaal oo ku yimaada iyo dadka iibsada oo aan wada cunin.
Halka Dunida sadexaad Raashinku uu inta badan khasaaro inta u dhexeysa Beeraha iyo suuqyada loo iib geynayo.
Sidoo kale raashinka oo aan loo helin goobo ku haboon oo la dhigo sida talaagad oo kale iyo safaro dhaadheer.
Raashinkan la qubo ee caalamka ayaa khasaaraha ka dhasha waxa ka mida juhdiga gal si loo diyaariyo.
Sidoo kale biyaha oo ah shey gabaabsi ah ayaa sidoo kale waxa lagu diaariyaa raashinkan la qubo,
Raashinka dunida ee sanad walba la soo saaro ayaa lagu qiyaasay ilaa 4 Billion tons oo kala barkiina la khasaariyo.
SDN-London
contact@somalidiasporanews.com