Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi, laywerkii qarankoo bakhaar ka xamaalaya
Walee nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Magaalada Ottawa ee caasimada Canada waaxa degen nin la yidhaahdo Rashiid AwNur Hirsi oo mirqaan awadeed isku magaacabay madaxweynaha Awdal State. Ninkaasi iyo kooxda wehelinaya waxaa loo yaqaan Qurbomeer State.
Hadaba Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi waxaa u sheegtaa Qaryaqaan laakin runta naxdinta leh waxaa weeyaan ninkani wax taclin ah uu ku shegto shaqo professional ah ma jirto. Waa darajooyinkii bugta ahayd ee Somali badan sheegan jireen. Sidoo kale, Qurbomeer Rashiid AwNur Hirso waxa inta badan ku nool yahay cayrta Canada, mar iyo dhifka uu shaqeeyo wuu xamaashaa. Mar uu baabur dhaqo, mar uu dhul xaadho.
Imika waaxu shaqo part time ah uga shaqeeya bakhaar uu jaraaidka Ottawa Citizen ku leeyahay galbeedka Ottawa. Waa kuwa habeenki jaraaidka la daabaco ku rara baaburada xamuulka si loogu qaybiyo dukaamada magaalada subaxa hore. Waata shaqada ninka sheegta lawyer ee ha lawada ogaado.
Qacanyarahiisa oo ah sakhraan Suleiman Cabdi Dugsiye isagu waxuu ka shaqeeya Parking marka ay balwadiisu u ogaalato waayo badanka cirkaasu ba maraayo oo waa darwiish weyn.
Hadaba ragaa nolosha ka dhacay ayaa wakhtiigodii ku lumiyay dumar reer Awdal ah oo karti leh. Waxay Rashiid iyo Saleiman cay ay marwalba usoo jeediyaan Lula Julian oo ah safiirka Somaliland ee Canada. Lula waa gabadh way baratey shago xisaabiye ah (accountant) oo heer manager ah ka haysa CBC (Canadian Broadcasting Corporation).
Waar adigoo xamaasha lawyerna sheegta sideed ku garatay cay dad dumar ah oo shaqo aadna waligaa ku hamiyi karin ka shaqeeya? Shaley waxay Qurbomeer Rashiid AwNur iyo sakhraan Suleiman Cabdi Dugsiye cayayeen Fadumo Yusuf Wadaad iyo Lula Ahmed Julian. Maanta waxay labadaa nin ee nolosha ka dhacay caayaan Amaal Xaaji Miisaan.
Kooxdan Qurbomeer State oo ay xukumaan dadweynaha ka soo jeeda Gedo ayaa imika usoo jeestay inay hablihii Awdal ay cay huwiyaan. Qurbomeer State waxay dhigayaan xaflad sabtida laakin waxaa meesha kasoo xaadiraya reer Gedo. Waxaa meesha ka heesaya reer Gedo. Waxaa meesha soo kirayey reer Gedo. Magaalada Ottawa oo ay reer Awdal ay aad ugu badan yihiin xataa hobol reer Awdal way ka waayeen.
Dadka maal geliya Qurbomeer State oo ah reer Gedo ayaa ku qasbay inay Dalays iyo Nakhruma ay meesha ka heesaan.
Waar miyo Qurbomeer Rashiid AwNur,oo ku wareeray inuu koofiyadaha ciyaalka qaato si u ula jihaado bidaarta, ka waantoobo cayda u dumarkeena ku hayo.
Mohamed Ahmed Cabdi