|

Qurbejooga Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo reer Somaliland baaq u diray

London Nov 26,2012(SDN)-Qurbejooga taageera xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa soo bandhigay fariin muuqaala oo lagu hoga tusaaleynayo shacabka reer Soomaalind isla markaana loogu baaqayo in ay si nebedgelyo ah codka u dhiibtaan 28ka bishan ee aynu ku jirno.

Taageereyaasha UCID ee qurbejooga ah ayaa sidoo kale muwaadiniinta si mug leh ugu sharaxay micnaha ee doorashooyinkani u leeyihiin dalka iyo sida UCID ugu heelan tahay danaha dalka Somaliland.

 

Comments are closed