“Qofku wuu Khaldami karaa, Laakiin Hay’ad Warbaahineed in Mar kaliya Albaabada loo Laabo Waa Bar madow oo Dimuqraaddiyadeena ku taall” Mustafe Sacad Dhagayso
Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Dalada Sonsaf Mustafe Sacad Dhinbiil ayaa Warbaahinta Somaliland u soo Jeediyay inay Ilaaliso Karaamada iyo Sharafta Muwaadinka .
Waxa uu sidoo kale Gudoomiyaha Sonsaf Tilmaamay in Dimuquraadiyada Somaliland ay Bar madow ku tahay albaabo u Xidhista ay Xukuumadu ku hayso Warbaahinta Madaxa bannaan.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA SONSAF
Hargaysa SDN.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MUSTAFESACAD9.mp3″]
Qurbejoog@gmail.com