Qodobo laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada ee Somalia {DHAGAYSO}
Muqdisho 2.May (SDN) Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu Magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Taliyaha hay’adda Nabadsugida Qaranka.
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa ha ka hadlay Waxyaabaha ka soo baxay Shirkaas.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Shirkii.mp3″]
Muqdisho SDN.
Qurbe Joog.com