Qaxooti Soomaali iyo Eritrea Isugu jira oo Malta laga Qaaday oo Mareykan la geynayo
Valletta May 17,2012(SDN)-Safiirka Cusub ee Mareykanka u fdhiya magaalada Valletta ee xarunta dalka Malta ayaa maanta ka sogootiyay dalkaa qaxooti Soomaali iyo Eritrea.
Qaxootiga ayaa ku sii jeeda dalka Mareykanka ka dib kolkii ay ku guuleysteen mashuuruuc daad gureyna.
Ilaa sanadii 2007da ayaa Mareykanku waxa uu dalka Malta ka daad gureeyay 985 Qaxooti ah.
Sanadkan oo qudha Mareykanku waxa uu daad gureeyay ilaa 174 ruux oo Malta ku joogay Qaxooti.
SDN-Valletta