|

“Qabyaaladii ayaa dib u soo Kacday,Doorashadiibaa Carisay ilaa Ciyaarihii ayay Gaadhay “Weedhihii Wasiir Duur ee Xil Wareejinta {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta ka sheekeeyay Waayihii iyo duruufihii deriska kula noqday Wasaarada arrimaha Gudaha Mudadii uu Xilkeeda hayay .

Mudane Duur waxa uu tilmaamay in Xilalka qaranku ay Meerto yihiin Isla markaana Maalinba qofkii ka soo bixi kara loo Magacaabo si uu  u dardar geliyo Waxa uu Madaxda Wasaarada ka dalbaday inay Wasirka Cusub Mudane Cali Maxamed Warancade

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DUUR29.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed