“Qabyaaladdu Madaxweynay Leedahay oo waa Siilaanyo waanu Joogaa.” Xildhibaan Bashiir Tukaale {DHAGAYSO}
Hargeisa 03.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland Isla markaana Xubin ka ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa mar uu maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Xubno Cusub oo ku soo Biiray Waxa uu Sheegay in Qabyaaladu ay leedahay Madaxweyne Kaas oo ah Sida uu Yidhi Madaxweyne Axmed Siilaanyo .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN TUKAALE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Tukaale3.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ