|

Qaabka ay Diinta Islaamku u Xaliso Khilaafka Mujtamaca iyo Maamulada la soo dersa Iyo Tusaalaha Somaliland ka Taagan Maanta DAAWO

Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Khilaafku Waa Sunaha Nolosha Aadamaha Sidaas oo ay tahay Waxay Diinta Islaamku faraysaa Mujtamaca Muslimiinta inay si wanaagsan u Suuliyaan Wixii Khilaaf ah ee la soo Dersa si loo Xoojiyo Midnimada Umadda.

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa Dersigan ku eegaya waddada lagu xaliyo Khilaafka.

Comments are closed