Puntland iyo Qaramada Midoobey oo isku dhacay,maxey tahay sababtu
Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey.
Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM.
Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay sheegeen in ay gebi ahaanba joogsaneyso hawshu hadii aan xal laga gaarin habdhaqanka madaxda amniga Puntland oo dhawaan xoog ku galay xarunta QM ee Garoowe.
HALKAN KA AKHRISO QORAALKA QARAMADA MIDOOBEY