|

Prof Samatar Waxaan Madaxweynenimada isugu taagay in aan Somaliland Aqoonsado,DAAWO

London July 13(SDN)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa kulan uu kula qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee dalka UK Magaalada London waxa uu sharaxaad ka bixiyay qaar ka mid ah qorshaayaashii uu fulin lhaa hadii la doorto.

Pro Samatar ayaa sheegay in hadii loo dooran lahaa madaxweyne uu ka shaqeyn lahaa sidii labadii gobol ee 1960kii midoobey dib la isugu geyn lahaa,hadiise ay taa socon weydo uu qaadan lahaa goaan uu Somaliland ugu aqoonsan lahaa Dawlad Madax banaan.DAAWO.

Comments are closed