OGEYSIIS:XUSKA XORIYADII JABUUTI OO SI WADAJIR AH CANADA SANADKAN LOOGU QABANAYO
Ottawa June 22,2014(SDN/QJ)-Waxa sanadkan xuska xornimadii Jabuuti oo noociisu kuwii hore ka duwan yahay lagu qabanayaa caasimada Canada ee Ottawa.
Xuska oo ay soo abaabuleen Taageereyaasha Dalada mucaaridka ah ee USN oo uu hogaaminayo wakiilka USN ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa lagu wadaa in uu noqdo kii u balaarnaa ebid ee Qurbaha lagu qabto.