OGEYSIIS:Ka qeyb qaado soo dhaweynta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceerigaabo ee Edmonton
Waxa Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee dalka Canada Booqasho rasmi ah ku jooga wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo bulshada reer Somaliland ee Canada kula kulmi doona magaalooyinka Toronto,Ottawa iyo Edmonton.
Wasiirku waxa uu Edmonton ku soo began yahay Maalinta Sabtida ah ee Bishan May ay tahay 24 ee sanadaka 2014. Goobtu waa Ramada Hotel Edmonto Goortuna waa 7pm