|

Odayaal Dhaqameedkii Reer Somalia,ayaa Maanta Gaadhay Magaaladda Borame

borame11,May,2014(SDN/QJ) Odayaashii,Ganacsatadii iyo Salaadiintii kale ee ka socotay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya,dhawaanahan ku sugnaa Somaliland ayaaa maanta u kicitimay Mgaaladda Borame ee Xarunta Gobolka Awdal.waxaana la sheegayaa inay halkaas kula kulmi doonaan Qeybaha Bulshadda Sida:Madaxdhaqmeedka reer Awdal,Ganacsatadda iyo guud ahaanba Qeybaha kal duwan ee Bulshadda reer Awdal.

Joogi taanka Odayaashan,ayaa waxa uu dareeno kale duwan  ka dhex dhaliyay Dadka reer Somaliland oo badkoodu ku Dhaka faar sanyhiin Xog la’aanta la xidhiidha Odayaashan dalka Ku sugan,oo aan Tafaasiil dheeri ah laga hayn.marka laga yimaado inay sheegeen inay u yimaadeen si ay Somaliland wax uga bartaan Habka Nabada iyo Nabadaynta.

Waxa kale oo aan ilaa hadda si rasmi aaan loo ogayn inta ay Waddanka ku sugnaan doonaan iyo halka ay u dhaafi doonaanba.

SDN/QJ-Nairobi

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed