Nuxurka Socdaal Xubno Wasiiro ahi ku Tageen Magaalada Oodweyne iyo arrimo ay ka Hadleen DAAWO
Oodweyne 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo uu Weheliyo Wasiirul dawladaha Wasaaradda Maaliyada ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Gobolka Daad Madheedh.
Xubnahan Ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa soo dhawayn kala kulmay qaybaha bulshada ee Magaalada Oodweyne .