Natiijooyinka horudhaca ee Tartankii Madaxtinamada Faransiiska iyo waxa ka soo baxay
Paris April 23,2012(SDN)-Natiijada hor dhaca ah eek a soo if-baxaysa doorashada madaxtinimada dalka faransiiska ayaa if-tiimisay in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaanayo Nekoly Zekosi iyo murashaxa la tartamaya ee Faransuwa Holand ay isku mudan doonaan wareeg labaad oo doorashadu ay geli doonto lana qaban doono lix iyo tobanka bisha May ee soo socota, iyada oo murashaxa Holand uu wareega hore ka helay codad aad u badan.
Murashaxa la tartamnaya Madaxweyne Zerkoos ayaa waxa uu u muuqda inay suura gal noqon karto inuu ka riixo qasriga madaxtooyada Mr,Zerkoos, iyada oo uu ka faa’iidaysan karo ayaa la yidhi iyada oo aanu Sarkos awood adag ku lahayn cod-bixiytaasha Bidixda mayalka adag.
Natiijadan hor dhaca ah ee doorashada ka soo baxday ayaa waxa ay sheegaysaaa In Murashaxa Faransuwa Holand uu helay codadkii la bixiyey 28.
SDN-Paris