Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Yidhi Shirkii uu kaga Qayb galay Nayroobi,Qaadacadii Xafiiskii UNSOM {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa uu Warbixin ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada .
Wasiirku warbixintaas waxa uu ku xusay go’aankii xukuumada somaliland hore uga qaadatay duulimaadyada dayuuradaha Qaramada midoobay kaas oouu sheegay in uu weli taaganyahay, waxaana uu tilmaamay in ay ergayga Qaramada midoobay ee Somaliland iyo somaliya ku wargeliyeen in xayiraadaas ay ka reebanyihiin Duulimaadyada Somaliland usida agabka horumarinta la xidhiidha.
Xildhibaanada Golaha ayaa Warbixinta Wasiirka kadib waxay Su’aalo daran doori ah la beegsadeen Wasiirka Arrimaha Dibada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DIBADWAKIILO16(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com