|

Muxuu Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ka Yidhi Wada Shaqayntii Isaga iyo Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Shaaciyay in Guud ahaanba la soo Afjaray Murankii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada ,Isagoo Xusay In markasta oo ay Wax dhacaan ay Somaliland Caado u Leedahay in Wada hadal lagu kala baxo.

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Waxaa kale oo uu Sheegay in Wixii haatan ka danbeeya ay u hawl geli doonaan Sidii ay Xubnahoodii Shirgudoonku u soo Ceshan lahaayeen Wada Shaqayntoodii.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Gudoomiye Xigeen Baashe
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Baashe19.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed