Murashax Jamaal Cali Xuseen oo wareysi xasaasi ah siiyaya TVga Somsat Daawo.
London 07.May 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Waxa uu Siiyay Telefishanka Somsat kaas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo taabanaya Nolosha iyo Siyaasada Somaliland halka ay Wakhti Xaadirkan Marayso.
Wariye Axmed Cawil smaciil oo ahaa wariyihii qaaday wareysiga ayaa su’aalay musharax Jamaal Cali Xuseen suaalo farabadan sida raiyigiisa ku aadan xarigii dhawan loo geysat wargyeyka Haatuf iyo caburina xukuumada Somaliland ay ku hayso saxaafada.
Sidoo kale waxaa la weydiiyay Jamaal Cali Xusen su’aal wax Sababay in loo diido Socdaal uu rabay in isaga iyo Madax kale oo Xisbiga ahi ay ku tagaan Magaalada Gebilay .
London SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com