|

Mulkiilaha Tvga Universal oo Rali galin ka siyey Shacabka Somaliland iyo Xukumada iyo xafiiskii hargaysa oo la furi doono

London28Sep14(SDN/QJ) Mulkiilaha tvga Universal Eng :Axmed oo cajalad raali galina u diray shacabka reer somaliland iyo xukumada vidyawgan oo la gaarisiyey xarunta xafiiska hargaysa oo loo soo bandhigi doono shacabka iyo heshiiska xukumada iyo tvga universal kala saxiixdeen oo uu goob joog ka yahay wasiirka warfaafinta iyo xubno wasiiro heshiiskan oo dhiga baahinta wararka somaliland sida diiwangalinta madaniga iyo inaan la faafin wararka ku lidaga somaliland heshiiskan ayaa waxa uu u suurto galinaya in tvga universal uu ka hawl galo , waxa kale oo ka hor imanaya heeshiiska baahinta wararka khatuumo state taas oo khilaafka laysla mari la yahay ay tahay . raali galinta tvga iyo furitanka xafiiska ayaa laysku soo beegaya sida ay qurbejoog ka heshay xafiiska universal ee uk  talabadan ayaa ah mid aan shacabka reer somaliland raali ka noqon donin.

 

Comments are closed