|

Mucjiso Gabadh Araga ka Naafo ah oo Hargaysa ku Nool Waxay Jeclaatay Wiil Aragiisa Qaba,Waa Hal abuur,{DHAGAYSO}

Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Xaawa Jaamac Cabdi  Waa Gabadh da’deedu ka Hoosayso Labaatan Jir Waa Ardayad Wax ka Barata Mid ka Mid ah Dugsiyada Caasimada Waa Gabadh aanu u dhamaystirnayn Laxaadkeedu Iyadoo ah Gabadh araga ka Naafo ah.

Mucjisada alle ku galaday inantan ayaa ah inay u fushato baahiyaheeda gaarka ah sida dadka araga Qaba Waxaa intaas u dheer iyadoo ah Hal abuur Curiya Meerisyo ka  mid ah Suugaanta,Sidoo kale Waxaa arrin Xiiso leh ah in Inantani uu Wakhti ka mid ah Nolosheeda ay Jeclaatay Wiil aragiisa Qaba .
Waxaa Barnaamijkan inoo daadihinaya Weriye C.raxmaan Bataash
Bataash2000@hotmail.com

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Barnaamijkan

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/IndhoLa’aantaXaawa.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed