MOHAMED KAAHIN IYO MUUSE BIIXI +XISBIGA KULMIYE + GOLAHA DHEXE ARINKOODA OO KA DHIGAN SIDAY WAX YIHIIN SHANTUBA WEY INA KALA SHEEGI!!!! FAALO WARIYE KHADAR BITIJOOR
(KamaplaSDN)Akhristayaal waxaan din soo bandhigi doona arimo ku gadaaman xisbiga kulmiye oo ilaa hada aan qabsan shirki golaha dhexe ee lagu doorayey musharaxa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa midaas oo ay dadweynaha reer somaliland aragtiyo kala duwan ka baxsheen .
Hadabo arimaha ayaa waxaan idin balan qaadayna inaan si hufan idinku soo bandhigno warbixin dhmays tiran oo meelo badan ka eegi doonta,hadabo ilaa hada sidal saadalinaayo inta isku soo taagi doonta musharax madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ay golaha dhexe uu dooran doonan musharaxa madaxweynaha iyado ay uu cad cad yihiin saadasha ugu badan iyo ilaha ku dhadhow xisbiga kulmiye in mohamed kaahin iyo muuse biixi ay ugu cad cad yhiin musharaxa madaxweynah inay ku loollamaan .
Hadabo waxaad naga dhowrtaan sababaha jira siday wax yihiin iyado ay jawaabta muuse biixi iyo mohamed kaahin uu xidhani tahay waxay socotaba shantuba wey ina sheegi.
COMMING SOON
wariye khadar bitijoor
khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106
OFFICE UGANDHA SOMALIDIASPORANEWS