Mayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax waa halyeey Qaran oo aan la ilaawi Karin Guddoomiyaha jaaliyada Ugaandha
(KampalaSDN) mara tarikhad magalada cerigabo waxyabaha u ku gulaystayna waxa ka mida waa mayarki hirgeliye
dhismaha iyo dayctirka wadoyinka magalada dhexmara isuna fura wadoyinka magalada oo dhan ila
inti dalka lagu so noqday waa maayarki surageliyey in magalada laga hirgeliyo biyo gelin rasmiya
tarikhada marki ugu horaysay iyado maanta guri walba biyo ku jiran laguna sameyo biyo gelin rasmiya
waa mayarki surageliyey dhismaha garoonka ciyaraha daallo waa mayarki ku gulaystay dib u dhiska
beerta xuriyda ceerigabo oo isaga horti ahayd goob qashinka lagu qubo oo markaad agmarayid aad
uga daqmanaysid dayci iyo burburki ka muqday iyado maanta ah murayda fagarayasha dalka waa kan
surageliyey dhismaha iyo dayctirka gurigi martida cerigabo wuxu ku gulaystay dhismaha saribdad
magalada oo aad u daycnayd isag ka hor wuxu kali mihima o lama ilawna ka qatay dhismaha iyo
hirgelinta in gobolku hesho jamcda o maanta ay magaladu ledahay jamcad ay ardaydi wax ka bartan
waa mayarki ugu horeyey ee so mara cerigbo ee ku guulaysta inu dhagax dhigo wado laamiya taaso
dadka reer cerigabo iyo sanaag qulubtoda ku xardhan wuxu waxtar muqda ka qabtay dawlada hoose
isago gadiid ban keenay oo nadafada magalada ka shaqeey isaga hortina aanay dawlada hoose hal
gadhi lahayn oo nadaafada ka shaqeey isago mayrku sura geliy in dawlada hose manta ledahay gadiid
iyo cagfyo u gacntisa ku so gaday waa mayarki ku gulaystay yaraynta iyo jojinta murki dhulka sida
jogtada aha dhib badanina ay ka tagnayd mayar ismcil qoral laguma so kobi karo waxqabdkisa wan
halyey u tagn marwalba horumarinta iyo wax u qabshada dadkisa wan mayarka so celiyey nooleyeynta
rajadi reer cerigabo taba geliyey himiladi inbadan dadka reer cerigbo ku tamayen waxan leyahay rajadi
reer cergabo ayaad soo nolaysay ilahay ha kula qabto dadka reer cerigabona waxan leyahay mayrkina
codka u hibeya waxan ku so khatimay kemdi hal hayska i ah o ah ismcil nooleye o ah ismcilki cerigbo noleyey ilahay ha kula qabto dadka iyo dalkaaga iyo dalkaga u haysid .
office SDN ugandha
Guddomiyaha jaliyada Somaliland ee ugandha saed yusuf
+2567920116867
Mayarka ceerigaabo ismail xaji nour farax waa heyey qaran oo aan la ilabi Karin guddomiyaha jaliyada ugandha