|

Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar DAAWO

Qaahira 24. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.

Comments are closed