|

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun ku Riday Afar Weriye,iyo Asbaabaha loo Cuskaday {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex  ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland.

Afarta SuxufiGarsoore Axmed Dalmar Ismaaciil  oo ka mid  ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday  xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland.

Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa markii uu xukunka ku riday saxafiiyintan ka war bixiyey waxyaalaha lagu eedeeyey iyo nooca xukunkooda iyadoo  afar suxufi ay kala Yihiin  Siciid Khadar, Xasan Maal Dhidar, Cabdisalaan Cabdirashiid iyo Cabdicasiis Bashiir Nuur

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Garsooraha Xukumay Weriyeyaasha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/garsoore(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed