Maxaa Kala Haysta Fifa Iyo Cunsiriyadda Ka Dhaxaysa Ciyaartooyda? By Jaahuur,
Fifa-June-05-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Fifa oo khaati ka taagan cusuriyadda ay isku hayaaan ciyaartooyada ku fidhidhsan daafa aduunka.
Haddaba runtii alaaba haddii la ciyaarayo koobka kubadda cagata ee aduunka,horyaalka Yurub,Cup of Nation,ka Asia iyo qaar kale oo farabadan ayaa waxaa laga soo baahiyaa iney isku tuur-tuuraan aflagaado iyo cusurinimo.
Saaxiibayaal doraato ayuunbey ahayd markii ay Fifa kulan ay iskugu yimadeen go’aana ku gaadheen in si adag looga hortago cusuriyadda iskuhayaan ciyaartooyda iyo taageerayaashuba.
Gudoomiya ku-xigeenka Fifa Jeffery Webb oo horkacaya in ka badan dhowr boqol oo wakiilo ka ah xiriirka kubadda cagta ee Fifa ayaa ka fakiraya sidii ay guddi uGu saari la haayeen dhibaatadan ka dhexsocota aflagaadada ay isku hayaan ciyaartoydu.
Walaow talaabadan adag ay ku hadaaqayaan Fifa oo ay macnaheedu tahay ciyaartooy la ganaaxo iyo naadiyo dhibcayaal laga qaado ee bal aynu aragno dhinaca ay isula jahaystaan.
Dhinaca kala waa markii ugu horeysey ay Fifa u doorato qof dumar ah iney ka mid noqoto gudiga fulinta ee xiriirka waxaana lagu magacaaba Lydia Nsekera.
W/ Qorey Jaahuur
qurbejoognews.com