Maxaa ka soo Baxay Cabashadii Booyadlayda biyaha iyo Gudidii Golaha Guurtida {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan C/qaadair maxamed xasan oo Gudoomiye u ah Guddi Goluhu uxilsaaray inay ka soo warbixiyaan arrinta Booyadahaas magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay kulamo xog waraysi ah la yeesheen wasiiradda wasaradaha maaliyadda , arrimaha Gudaha wasiirka biyaha ,mareeyaha wakaaladda Biyaha iyo Guddida Gaadiidlayda Booyadaha ,waxaanu xildhibaan c/qaadir tilmaamay in xeerka Golaha Baarlamaanku ansixiyeen aanu gaar u ahayn gaadiidka booyadaha .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixinta Gudida Guurtida
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Indho(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com