Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid Ayaa Ku Tilmaamay Wasiirka Ciyaaraha Inuu Gebi Ahaanba Burburiyay Wasaaradaasi Xidhiidh Hoosana Uu La Leeyahay Somaliya {DHAGAYSO}
Hargeysa 2.May (SDN) Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Ucid Oo Ay Ka Mid Yihiin Xoghayaha Warfaafinta Ucid Mr Yuusuf Kayse C/Laahi Iyo Xoghayahii Guud Ee Hore Mr Maxamed Cali Muuse Jiir Ayaa Dhaliilo Ba’an U Soo Jeediyay Wasiirka Cayaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Md Cali Siciid Raygal Kaa Soo Ay Ku Tilmaameen Inuu Meel Kaga Dhacay Sumcada Karaamada Iyo Sharafta Somaliland Kadib Markii Uu U Diiday Kana Horjoogsaday Dhalinyarada Casuumad Uga Dalka Uganda uga Timid Isla markaana Loogu Talagalay Koobka Caasimadaha Nabada Ah Taasoo Lagu Soo Casuumay Hargeysa Somaliland Iyadoo Ay Arintaasi Ahmiyad Weyn Ugu Fadhidayn Magaca Karaamada Iyo Jiritaanka Somaliland.
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ayaa Ku Tilmaamay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada In Lagu Hungoobay Oo Ay Xaal Ka Siinayaa Dhalinyarada Loo Diiday Inay La Qayb Galaan Casuumada Dhinaca Sportiganeenugan Timi Dalka Uganda Waxaanay Sheegeen In Arimaha Noocan Oo Kale Ah Ay Ku Kalifayaan Dhalinyarada Inay Isaga hayamaan Dalka Oo Ay Ka Tahariibaan Niyad Jabka Iyo Dhaawaca Kasoo Gaadhay Hoos U Dhaca Dhanka Cayaaraha Awgeed.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ucid2May.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com