Masrixiyad ka hadlaysa Xanuunada Macaanka iyo Dhiig karka {DAAWO}
Hargaysa 10.October 2013 (SDN)- Cudurka Macaanka iyo Dhiig karku waa laba Cudur oo Sibaaxada weyn ugu dhexx faafay Mujtamaca ku hadla Luuqda Somaliga Waa Cuduro daawadoodu tahay in qofka uu asiibaa mar walba la socdo xaaladiisa dadka aqoonta xoogan u lihi waxay sheegaan in Cudurka Macaanka,iyo Dhiig karku in sida qudha ee loola noolaan karaa ay tahay iyadoo lala saaxiibo.
Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa barnaamij Muuqaal ah oo ka waramaya xanuunka Macaanka iyo dhiig karka iyo weliba dariiqa uu qofku ku ogaan karo marka uu haleelo,astaamaha uu isku arko.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog,com