|

Marwo Deegaan Jire ahayd oo Wasaarada Horumarinta la Wareegtay iyo Khudbadeedii {DHAGAYSO}

Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradaa Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shukri  Xaaji Ismaaciil ayaa Balanqaaday in Xukuumada ay ka Tirsan tahay ay Ka Go’an tahay Sidii ay Wax uga Qaban lahayd Arrimaha Deegaanka .

Wasiirka Cusubi Waxay Hadalkan ka Jeedisay Munaasibad ay Maanta Xilka Wasaaradaasi kula Wareegaysay Waxaanay Sheegtay inay shaqsiyan wada shaqayn la lahayd wasaaradan tan iyo markii la aasaasay, wasaaraduna wada shaqayn la leedahay wasaarado iyo hay’ado kala duwan, halka sidoo kalena ay wasaaradda ku tilmaantay mid wada shaqayn la leh bulshada dhexdeeda gaar ahan dadka ku nool miyiga iyo tuulooyinka.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BANDARE(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed