|

Maktabad Casri ah oo Berbera laga Hirgalinayo Warbixin {DHAGAYSO}.

Berbera 13.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmada Berbera ayaa Si Wada Jir ah u dhagax dhigay Xarun Cusub oo laga dhigi doono Maktabad Iyo Xarunta Kaydinta Buugaagta Ee Magaalada Berbera taas oo ay Maalgelinayso Dawlada hoose ee Magaaladaasi.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BerberaDawladaHose13.mp3″]

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed