|

Magaalada Melbourne oo noqotay goobtii u horeysay Dunida oo laga xusay May 18,2013

Melbourne May 17,2013(SDN)-Melbourne ayaa noqotay goobtii u horeysay ee Dunida looga dabaaldego xaflada May 18 ee sanadkan.

Wakhtiga dalkaas oo dunida inteeda kale aad uga horeeyay awgeed ayaa haatan la soo gunaanaday.

Xaflad balaaran oo lagu qabtay dalka Australia oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka kala socda Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga UCID ayaa haatan lagu soo gunaanaday dalkaasi.

Munaasibada ayaa waxa shicibka reer Somaliland ee Australiya ku nool kala qeybgalay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaale iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Somaliland Md Faysal Cali Waraabe iyo wefdi uu hogaaminayo oo uu ka mid ahaa Xoghayaha UCID Md Axmed Keyse Aadan Ismaciil.

Goor dhaw filo Sairo dheeri ah oo xafladan ku s

Comments are closed