|

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Loogu Diyaargaroobayo Munaasibadda Ciidul-fidriga-DAAWO SAWIRADA

Hargeysa,12july,2015(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro maalinta Ciidul Fidriga, iyadoo Suuqyada Hargeysa ay yihiin kuwo saxmad badan oo dadku meel ay kala istaagaan adag tahay in la helo.

100_1685 100_1687

Suuqyada Magaalada ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Caruur waalidiintooda gacmaha haysta iyo dhalinyaro ka dukaameysaneysa si ay isugu diyaariyaan maalinta ciidul fidriga oo ah maalin ku weyn Muslimiinta.

Suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa marka aad u dukaameysi tagto waxaa adag meel aad cagta dhigto cidhiidhi awgii.

100_1693100_1682

100_1681100_1684 100_1678100_1677100_1689 100_1694

Ganacsatada ayaa wadooyinka soo dhoobay dhar kala duwan, kabo, iyo alaabaha ay caruurta ku ciyaaraan oo dalka China laga keeno.

100_1700 100_1708 100_1709 100_1711 100_1714 100_1715 100_1716 100_1718

Isku soo wada duuboo diyaar garowga ciidda ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Hargeysa iyo guud ahaanba magaalooyinka somaliland

100_1719 100_1720

Hargeysa:QJ/SDN

Comments are closed