Magaalada Burco oo si Mug iyo Miisaan leh looga Dabaal degay Xuska 18 May {DHAGAYSO}
Burco 18.May (SDN) Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Maanta Si weyn looga Xusay Munaasibada Qaran ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Madax banaanideeda .
Burco oo ah Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Somaliland oo ka dhashay Shir ay Yeesheen Dhamaan Beelaha Somaliland Dega Waxaa Shacabka Ku nool kala qayb qaatay Wasiiro Tiro badan oo ka tirsan Golaha Xukuumada oo uu Gadhwadeen ka yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha kana Mid Yihiin Wasiirada Arrimaha Dibada,iyo Duulista iyo Hawada.
Hadaba Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Qaabkii ay Munaasibadaasi uga dhacday Magaalada Burco ee ku soo dhawaada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BURCO18.mp3″]
Burco SDN.
Qurbejoog.com