|

Madxweyne Axmed Siilaanyo:Anaa lahaa Ereybixintii Wasaarada Qorsheynta Qaranka

Jabuuti Dec 18,2012(SDN)-Waxa dhawaan lagu qabtay dalka Jamhuuriyada Jabuuti xus loo sameeyay sanadguuradii 40naad ee ka soo wareegtay qoridii Afka Soomaaliga.

Hadaba madal ay masuuliyiintii halkaa isugu tagatay oo laga soo jeediyay khudbado faro badan ayaa waxa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka war bixiyay sida ay ku baxday magac wasaarada Qorsheynta Qaranka,DAAWO.

 

Comments are closed