|

“Madaxweynuhu waa Odayga Xisbiga Xubno Wasiiro ah ayaa tilmaamay in Xisbiga Cadowga weerarayaa madaxweynuhu ku jiro.” Muj Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Maanta Tafsiir ka Bixiyay arrimihii ay Heshiiska ku ahaayeen Gudidii Shirgudoonka Xisbiga Kulmiye.

Maxamed Kaahin Axmed Waxa uu sheegay in Gudidani aanay Marnaba Xaq u lahayn inay ku dhawaaqaan Dhismaha Gudiyada Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

Waxaa kale oo uu ku Tiraabay in Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradu ay Khilaafka Kulmiye Saldhig u Yihiin.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA MUJAAHID MAXAMED KAAHIN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/maxamedkaahin23m(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed