“Madaxweynoow Wax alaaliyo Wax aad la Hadhaa Yaanu Jirin Cirka Soo Guji” Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Duruusta laga baran karo Xiligiisii Mucaaridnimo DAAWO
Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Mudadii dheerayd ee uu ku Jiray Saaxada Mucaaridnimo ayaa waxa ka soo burqan jiray Hadalo dhinbiil ku ah Xukuumadii Xiligaas Jirtay ee Daahir Rayaale Kaahin Hogaaminayay .
Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Wakhtigaas u arkayay in Mudaharaadku yahay Waajib distoori ah oo Muwaadinku leeyahay, Sidoo kale Waxa uu Dareensanaa isla markaana aaminsanaa in Isbedelku uu yahay Sida Qudha ee Xukunka lagaga Tuuri karo Xukuumadii iyo Xogaankii Wakhtigaas Hadaba Waxay Is weydiintu tahay maxaa laga baran karaa Madaxweyne Siilaanyo Duruustii laga dhaxlay Xiligii uu Mucaaridka ahaa .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com