|

madaxweyne silaanyo laba jeer ayuu saxeexay in aan somaliland aqoonasii heliin

marka hore salaan dhamaan saxaafada xorta ah marka xigatana dhaman akhriisatayasha sharafta badan inta kadib waxayinu yara gali doona maqal koobaan oo ka hadalay hab dhaqanka siyaasada silaanyo , aduunka waxa laga hadal wixii hore ee aad meel dhigato ama see ku yalaa taariikhduna waa wax yalaa oo dadku ku kala baxaan laakiin inaaga waxa mooda in taasi inaga maqantahay oo aan la ogey.

m/w silaanyo wuxuu ah gudoomiye (snm) xilligii dagaalka lagu jiray ama see dalka laga maqana waqtiga uu xilka hayaay umu muuqaan silaanyo nin ka dacaad ah halkan ka ama see in uun ay ku jirto bal in sii dacad ah dadka uu hogaamiyo,waqtiga, xill uu bixiyaay wareyisiyo badan waxa ka muqaatay marka hore in uu ahaa qof dan gaar ah leh ummadaan hogaamiyaha ka dhigatayina uu biriijka ku marayo sida uu maanta ba lo arko xisbigii uu hogaamiyaha ka yahay ee kulmiye oo, hal hal ay jaranjarada uga so wada dhaceen immika qaar badan la sugaayo in ay ka duulaan salaanka waxa fiican in dadku wax badan eggan balse anay arkiin uun dhalaanteeda silaanyo iyo waxa ay wadan isaga iyo kooxadisu ee ah wax ku meel gaadhka ah haddii ayinu uu so noqono maqaalka iyo dulucadisa iyo wax uu ka hadalayo ayinu kala yara qaadaano 2 jeer ee uu silaanyo saxeexay in aan la aqoonsan somaliland , kolay dad badan ayaa uu arkay waxan caaqaliga galeyiin ama see an macaqul ahayiin laakiin kolay dadka sida uu arka waa dad laga yaabo in ay la fikir yihiin qolooyaha aragtida gabaan ,2 jeer ayaa kala ah haddii ayinu macano uu yeelano taa koowada oo ah.

m/w silaanyo wuxuu hogaamiinayay (snm) waxanu gacantiisa ku saxeexay in aan somali la kala jaariin oo ay mid tahay taasii oo ah taa keenayisa mar walba maxa aqoonsii la iddiin ogoolada m/w silaanyo ayaa qaliinka ku dugaay in somalia mid tahay geesta kale waxa jiray nimaanka inta badan hogaamiya jabahadaha in marka hore laga qaado saxeex intay dagaalada ku jiran oo marka danbe la so hor dhiigo wixii shalay ay qaliinka ku duugeen kadibana lagula xisaabtamo , waa haddii in uu laga helo saxeex markay dhibka ku jiran laakiin silaanyo intii anu (snm)so galiin baa wuxuu amiinsana in ay tahay hal beel ama(isaaq)tasiina uu ,uu arkay qabiil in ayina qaraan noqon kariin wanna tu (bbc) da ka laha beeli qaran ma noqoto hadaa ba waxa ku muuqanayisa in anu ahayiin nin ay ka dhabtahay qaadiyada somaliland ama gooni isuutagu ta kale ayinu uu guduubayina waa ta labaad oo iyana ah ta ugu daran baa qarankana maanta aan aduunka ciid ka dhageyisan dooniin qaadiyada somaliland.

m/w silaanyo geesta kale wuxuu mudo uu so oraday sidii uu mar uun xukuunka somaliland gacanta ugu dhigii laha waloowu uu mar ku dhawaqay in uu saxada siyaasada ka baxay kana tanasuulay oo uu noqonayo odey reer somaliland ah hadana markii m/w cigaal dhinatay ayuu silaanyo asaasay xisbiga immika talada shacabka gacanta ku haya ee kulmiye waxanu galay silaanyo kamabeeyiin dheer oo uu maal caqil iyo awooda ba ku sii dayay balse nasiib daro markii uu horeyisay kumu guuleyisan oo waa laga helay doorashadii taaso ka daadagii weyiday hadana qasab ayaa laga dhigay in uu ku qanaco haasayeeshe wuu aqbalay markii uu arkay in aan arrinkanii socon dooniin waxase ayaan daro ah in uu silaanyo beesha calaamka dhowr jeer uu qoray qoraalo uu kaga codaasnayo in aan somaliland lo so joogosan ama see aan la dhageyisan bacadama anay ka jiriin wax nidaam ah oo uu isagu marka uu arkayay in aan dantiisu ku jiriin haddii m/w riyaale helo awood calaami ah, waxa uu silaanyo qoraladiisa ka mid ah in aan somaliland la aqoonsan ila inta laga gaadhayoo doorsho xalaal ah oo isaga marka uu muqaatay in tan dhacaday tahay xaraan wanna markii labaad ee silaanyo hor istaago aqoonsiga somaliland laakiin dadkeenu sida uma fahansana oo haddii arriinta wax laga weydiyo jawaabtoodu waa cadoow badan ayayinu leenahay ee yaan la ina maqaliin waxan inta ku so gabogabeyinaya maqalkii koobaan

Qaliinkii Cantar Kidar Cune

Vaminland

Sweden

waa bilaah towfiiq

Comments are closed