Madaxweyne Siilaanyo,Garyaqaankii Saxaafada ee Shalay Iyo Wacad Buriyaha Maanta {Dhagayso}
Hargaysa 07.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Majeeran Jiray Hogaamiye u Ololeeya Ilaalinta Saxaafada Madaxa Banaan Gaar ahaan Xiligii uu hogaamin Jiray Xisbul Xaakimka Kulmiye ee uu Mucaaridka ahaa .
Eraydani Waxay ku Jireen Khudbado uu ka Jeediyay Goobo kala Duwan,Waxayna Shabakada Qurbejoog.com Ugu Tallo Gashay in Bah’da ku Xidhani ay Dib u Xusuustaan ka Dhabaynta amase Beenaynta Wacadkaas
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALADII SIILAANYO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saxaafada07.mp3″]
Hargaysa SDN.