|

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Turkiga Kulan kula qaatay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga ee Turkiga {DAAWO}

Ankara 03.Oct 2013 (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku Sugan Magaalada Ankara ee Wadanka Turkiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga ee Wadanka Turkiga iyagoo ka wada hadlay Meelaha ay Somaliland uga baahan tahay in laga maalgashado iyo fursadaha tirada badan ee dalkani ee Somaliland leedahay.

Weftiga Madaxweynaha iyo Gudida Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga ee Turkiga ayaa isku afgartay sidii ay Saaxad Cusub oo wada shaqayneed ay u abuuri lahaayeen.

Ankara SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed