Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Shir lagaga arrinsanayo Waxyaabihii ka Hirgalay Mashruuca Maamul Daadejinta iyo Qabyada Jirta DAAWO
Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ahna Gudoomiyaha Mashruuca Maamul daadejinta ayaa ka furay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Shir lagaga hadlayo Waxyaabihii ka qabsoomay Mashruuca Maamul Daadejinta ee GPLG Iyo Qabyada Jirta.
Shirkan ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Mas’uuliyiinta Magaalooyinka uu ka Socdo Mashruuca Maamul Daadejinta,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Saraakiisha Hay’adaha Mashruucan kala shaqeeya Xukuumada Somaliland.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com