Madaxweyne Ku Xigeenka oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay kana Hadlay Natiijadii Shir uu kaga qayb galay Imaaraadka {DHAGAYSO/SAWIRO}
Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cismaaciil (Saylici) oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib muddo 9 maalmood ah oo uu safar shaqo ku joogay Dubai, isaga oo ka qaybgalay shir caalami ah oo lagaga hadlaayey Maalgashiga.
Madaxweyne ku xigeenka oo ay safarkaasi ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Maaliyada iyo marwada Madaxweyne ku xigeenka.
Waxaana safarkaasi ka war bixiyey Wasiirudawlaha Maaliyada iyo madaxweyne ku xigeenka oo isna faah-faahin ka bixiyey ujeedada safarka.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MADAXWEYNE XIGEENKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylicidubia17.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com