Madaxweyne Geele oo Cadeeyay inuu Mucaaridkiisa la Hadlayo ,Iyo Mucaaridka oo Jawaab Taxadar leh ka bixiyay {DHAGAYSO}
Jabuuti 28.June {SDN} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu ka rajo qabo in dhowaan wadahadallo u bilowdaan dawladdiisa iyo mucaaradka.
Madaxweynaha ayaa hadalkan jeediyey xuska munaasabadda 36-aad ee ka soo wareegtay markii Jbauuti Xornimada qaadatay.
Dhinaca kalena, saraakiisha dawladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa ciidamada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM kala-qaybgalay munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda Jabuuti.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jabuuti27.mp3″]
HALKAN MOBILKAAGA UGA DHEGEYSO KHUDBADII MADAXWEYNAHA JABUUTI