|

Madaxweyne C.raxmaan Faroole oo ugu Hanjabay Murashixiinta ka qayb galaya doorashada Madaxtinimo inuu ka qaadi doono talaabo Sharci {DHAGAYSO}

Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu Hanjabay Murashixiinta kula loolamaya Xilka Madaxtinimo ee Punt land inuu ka qaadi doono Talaabo sharciga Waafaqsan,Hadii ay Joojin Waayaan Sida uu ku dooday Burbur ay la rabaan Maamul Goboleedka uu Hogaamiyo .

Madaxweyne Faroole Waxa uu sheegay in Sidii ay hawshu u socotay ay u socoto isagoo intaa ku daray in Wixii uu u soo Jeediyay Maalintii Shalay ay Sidooda ku Qaataan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Madaxweyne Faroole
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FarooleHanjab.mp3″]
Garowe SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed