|

Madaxweynaha Soomaaliya  Oo Wada Hadal Iyo Dib u Heshiisiin Ugu Baaqay Al Shabaab DHAGAYSO

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxa  uu wada hadal  iyo dib u heshiisiin  waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta Sar sare ee Al shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay diyaar u tahay Wada hadal ay la gasho ee Al shabaab si loo Badbaadiyo dhiiga Shacabka Soomaaliyeed Daadanaya Maalin kasta.

 

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynah Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in dowladaan ay ku timid rabaanka shacabka Soomaaliyeed sidaasi Daraadeeda aysan u dulqaadan doonin i la daadiyo Dhiga Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba Galabsan.

Comments are closed