Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Caasimada kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa {DAAWO}
Hargaysa 14.October 2013 (SDN)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa saaka kula ciiday Kumanaan shacbiga reer Somaliland ah Masjid jaamaca weyn ee Hargeisa isaga oo madaxweynuhu halkaasi ummadda Muslinka ah ee ku kala nool Somaliland iyo caalamka Islaamka eebbe uga Baryay inay Sannadkan Kiisa ku Gaadhaan Bashbash,Barwaaaqo iyo Horumar.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu Bulshada Somaliland ku baraarujiyay inay Nabadgalyadooda ilaashadaan Isla markaana ay Quweeyaan Midnimada iyo Isku duubnidooda .
Madaxweynuhu markii danbena waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay dadka aan nasiibka u helin in ay masjid kula tukadaan madaxweynaha JSL.
Madaxweynuhu markii danbena waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay dadka aan nasiibka u helin in ay masjid kula tukadaan madaxweynaha JSL.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com